Daawo Video:-Kheyre oo kormeeray Xarunta cusub ee loo dhisayo hoggaanka ciidanka Daraawiishta booliiska !!

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa kormeeray xarunta laanta ilaalinta canshuuraha, xarunta hoggaanka ciidanka Daraawiishta booliiska iyo taallada Dhagax-tuur oo dib-u-dhis ballaaran uu ka socdo. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa sidoo kale kormeeray xanuta tababarka Booliiska ee Gen. Kaahiye oo taliska Booliisku ay ka dhisanayaan guri loo diyaarinayo soo … Continue reading Daawo Video:-Kheyre oo kormeeray Xarunta cusub ee loo dhisayo hoggaanka ciidanka Daraawiishta booliiska !!